RW Rooble oo ambabaxay magaalada London

10

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Ra’iisul wasaaraya ayaa halkaasi uga qeyb galaya Shirka Caalamiga ah ee sara u qaadista tayada waxbarashada carruurta.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo UK waxa uu la kulmi doonaa Ra’iisul Wasaaraha Ingriiska Boris Johnson, Madax iyo Mas’uuliyiin kale.