Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo soo dhaweeyey Doorashada ka dhici doonta Deegaan Doorashada Garbahaarey iyo Guddiga Dib u heshiisiinta uu soo magacaabay Raisalwasaaha.

21

Suldaan Gurey Xaaji Faarax oo ah Gudoomiyaha Is bedel doonka ee Waqooyiga Ameerika ee Jubaland ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta markabley waxaa uu soo dhaweeyey Hanaanka ay ku socoto Doorashada la filayo in ay ka qabsoonto Dalka,isagoona soo dhaweeyey Guddi uu Raiisalwasaaraha uu u magacaabey arinta Gobolka Gedo.

Suldaanka oo Wareysi dheer sii siiyey Warbaahinta Markabley ayaa ugu horeyn Wariyaheena Axmed Cumar Saalixi,sidee ayaad u aragta maadama dalka uu galayo Doorasho,waa maxay Doorkiina ,waxaana uu ku jawaabey?

Axmed Cumar Saalixi
Radio Markabley Baardheere