Guddiga doorashooyinka Heer federaal & Taliska Booliska Puntland oo ka shiray amniga doorashada
Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland S/guuto Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi Yare) ayaa Garowe kulan kula qaatay xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal oo...
Jabhada Tigray Oo Shaacisay In Aysan Wadahadal La Yeelaneynin Dowladda Itoobiya
anaraalka hoggaaminaya dagaalyahanada Tigray, Tsadkan Gebretensae ayaa sheegay in aysan jirin wax wadahadal oo ay la yeelanayaan dowladda Federaalka Itoobiya.
Tsadkan Gebretensae ayaa wuxuu sheegay...
Guddoomiyaha Guddi Ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka Puntland Oo Is Casilay
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan, ayaa maanta shir guddoomiyey fadhiga 3-aad ee...
Labadii kursi ee ugu horreeysay Golaha Shacabka oo Maanta la doortay
Xerada Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta ka dhacday doorashada labadii kursi ee ugu horreeysay ee Golaha Shacabka, ...
Rooble oo madaxda dowlad goboleedyada ugu baaqay in la bilaabo doorashada golaha shacabka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray doorashada golaha shacabka ee maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho.
Qoraalka Rooble ayaa ku yiri...
Habraaca Soo gudbinta dacwooyinka doorashada Golaha Shacabka oo la soo saaray
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ayaa soo saaray Habraaca Soo Gudbinta Dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka aqriso qoraalka Guddiga
Dhageyso: Barnaamijka 4aad ee Taxanaha Waxsoosaarka Beeraha
Barnaamijka oo ay soo saartey Hay'adda Cuntada Aduunka ee FAO,Mowduuca Maanta oo ah Taxanahii Afaraad ee Waxsoosaarka Beeraha ayaa ah Xoojinta Dalaga...
Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamanka Puntland Oo Soo Jeediyay In Somaliland Lagu Daro Liiska Argagixisada
Qaar ka mid ah xildhibaannada Puntland ayaa maanta soo jeediyay in dowlad goboleedkooda ay Somaliland ku daro liiska argagixisada.
Soojeedintaas oo aanan lagu darin ajandihii...
Cali Guudlaawe Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein oo howlo shaqo u joogo Magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Raisul Wasaarihii Hore ee Xukuumada...
Agaasimihii Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyaddaha Oo Ka Hadlay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyay
Iyadoo manta Galaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay shir ay yeesheen xilkii ay kaga qaadeen Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya Maxamed Adan Koofi aya...