Dowladda Somalia Iyo Mareykanka Oo Ka Wada Hadlay Doorashooyinka Dalka
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho la qaatay Siihayaha Safaaradda Mareykanka Soomaaliya Marwo....
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Dalab Hordhigay Maamul Goboleedyada
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa boggaadiyay bilaabashada Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad oo la doortay labadii 2 Xildhibaan ee ugu horeeyey ee Golaha...
Dowladda Soomaaliya Iyo Kenya Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka dowladda Kenya u qaabilsan Arrimaha...
Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Hal Arrin Darteed Maanta U Xirtay Waddo Muhiim Ah
Wararka aan ka heleyno wadada laamiga ah ee u dhexeeya Magaalooyinka Garoowe iyo Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa ku warramay in duhurnimadii Maanta...
Weerar ay dad badan ku waxyeeloobeen oo Yemen ka dhacay.
la xawiijiyay 30 ruux ayaa ku geeriyootay gantaalo ay xuutiyiinta Yemen ku garaaceen gobolka Ma’rib la yiraahdo oo ku yaala dalka Yemen.
Wasiirka warfaafinta Yemen...
Masuuliyiin Ka tirsan Xisbiga Waddani Oo shaaciyey Musharaxnimadooda Hogaanka Xisbigaasi.
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa ka baaqday inuu ka qeyb galo shirka caalamig ah ee looga hadlayo wax ka qabashada cimilada aduunka...
Maamulka Koonfur Galbeed oo AMISOM kala hadlay sugida Amniga doorashooyinka
Magalada Baraawe ee xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed waxaa kulan ku yeeshay Wasiirada Arrimaha Gudaha & Dhalinyarada Koonfur Galbeed & saraakiisha Ciidamada ...
Soomaaliya oo laga hirgelinayo Xarunta ladagaallanka Ayaxa
Wafdigan Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Somaaliya iyo Wasiirada Beeraha ee Maamulada dalka ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee Garoowe Xildhibaanno,...
Safiirka Shiinaha ee Somalia oo Warqadaha Aqoonsiga laga guddoomay
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah Caasimadda Muqdisho uga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga...
Dad Aad Ugu Dhawaa Cumar Al-Bashiir Oo Xabsi Ku Yaalla Khartuum Laga Sii Daayey
Hoggaamiyeyaasha sida afgembiga ah kula wareegay awoodda Suudaan ayaa xabsiga kasii daayay dad ay isku dhawaayeen Madaxweynihii hore dalkaas Cumar Al Bashiir oo isagu...