Ciidamo ka tirsan howlgalka AMISOM oo ka baxaya Buurdhuubo iyo Qansax dheere.

0
Ciidamada Itoobiya oo ka tirsan Howlgalka Nabad illaalinta ee AMISOM ayaa la sheegay iney iskaga baxayaan maalmaha soo socda saldhigyada ciidan ay ku leeyihiin...

UNSOM oo muddo kordhin loo sameeyay.

0
Kulan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay yeesheen ayay ugu codeeyeen in waqti dheeraad ah loogu kordhiyo howlgalka QM ee soomaaliya. Muddo 9 bilood ah...

Galmudug Oo Ka Jawaabeysa Dalabyo Uga Yimid Maamulada Degaano

0
Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow ayaa Kormeer ku soo maray ilaa Shan deegaan oo dhaca jihada galbeed ee Caasimada, kormeerka ayaa la xiriiray...

AMISOM oo ka hadashay weerar ka dhacay Shabeellada hoose

0
Qoraal la soo dhigay bogga twitter-ka AMISOM ayaa lagu sheegay in xilli ay ciidamada Uganda ilaalinayeen waddada wayn ee isku xirta Beledul-amiin iyo Golwayn...

Faah Faahin:-Ganacsade Lagu Diley Magaalada Beledweyne

0
Wararka aan ka helayno Magaalafa Bledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in xalay Magaaladaasi uu dil ka dhacay, waxaana kasoo baxaya faah...

Kismaayo: khasaare ka dhashay qarax lala eegtay Bus waday Ciyaartoy

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala eegtay gaari bus ah oo ay saarnaayeen ciyaartoyda kooxda...

Koofur Galbeed oo soo magacowday xubnaha Xildhibaanada ee qabashada doorashada Aqalka Sare

0
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleydka Koofur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Magacabey xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee qabashada doorashada Aqalka Sare. Xubnaha uu...

Maxkamada sare ee Soomaaliland oo si rasmi ah u shaacisay natiijadii doorashada golaha wakiilada

0
Maxkamada sare ee Somaliland, ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u ansixisay natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada golaha wakiilada. Maxkamada ayaa taageertay natiijadii hordhaca...

Siciid Deni oo olole doorasho ka bilaabay Kismaayo.

0
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaaladda Xeebta leh ee Kismaayo ka bilaabay kulamo uu la qaadanayo odoyaashada dhaqanka iyada oo lagu wado...

Guddiyada Xuquuqul Iinsaanka Oo Walaac Ka Muujiyay Dhalinyaro U Xiran Somaliland

0
Guddiga Xuquuqul insaanka Degaanada Somaliland ayaa ka hadlay dad isugu jira Rag iyo dumar oo Gudaha Somaliland lagu xiray, kadib markii maalmaha xorriyadda ay...

XULASHADA