Mikel Arteta oo sare u qaaday shakiga ku jira mustaqbalka Mesut Özil ee kooxda...

0
Mikel Arteta oo sare u qaaday shakiga ku jira mustaqbalka Mesut Özil ee kooxda Arsenal (London) 13 Luulyo 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal ee Mikel...

Barcelona oo soo bandhigtay maaliyadda ay xiran doonto marka ay gurigeeda ku ciyaarayso fasal...

0
Barcelona oo soo bandhigtay maaliyadda ay xiran doonto marka ay gurigeeda ku ciyaarayso fasal ciyaareedka cusub ee 2020/21. (Barcelona) 14 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona...

“Real Madrid horyaal ayay u gaajoonaysaa, waana inaan guul ku dabbaal-degno Khamiista” – Kabtan...

0
“Real Madrid horyaal ayay u gaajoonaysaa, waana inaan guul ku dabbaal-degno Khamiista” – Kabtan Sergio Ramos.  Daafaca Kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa shaaca...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

0
Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa ay howlgal kala duwan ka wadaan deegaano duleedka kaga beegan Magaalada Kismaayo ee Gobolka...

Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Qarax xoog leh ayaa goordhow laga maqlay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay dugsiga tababarka...

Aqalka sare oo si diiran u soo dhoweeyay War murtiyeedka Shirka Dhuusamareeb

0
Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si diiran u soo dhoweeyay go’aankii ka soo baxay Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug,...

Gabar uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Koofur Afrika Mandela oo geeriyootay

0
Zindzi Mandela oo uu dhalay hoggamiyihii hore ee dalka Koofur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaal dalka Koofur Afrika. Zindzi Mandela ayaa...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga oo dhiirigelisay ciyaartoy heer wanaagsan ka gaartay tartanka Golfka

0
Waxaa Dalka Mareykanka ka soconaya tartanka Golf-ka caruurta Adduunka,kaasi oo meel wanaagsan ay ka gaartay gabar Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi. Sihaam Cabdirashiid Ibraahim Xuseen oo...

Ra’iisul Wasaare kheyre oo magacaabay Guddiga Diyaarinta Aaska Xasan Abshir

0
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka...

War Murtiyeedka laga soo saaray Shirka Wadatashiga dowlad Goboleedyada

0
War murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Wada-tashi ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasoo shalay ka furmay Dhuusamareeb. War murtiyeedka oo ahaa...

XULASHADA